Culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo Gaalkacyo oo cadeeyey shareecadu wax ay ka qabto nin u gafay Nebigeena Muhammed NNKH.[ Video]
September 21, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay cadeeyeen mowqifka sharciga Islaamka ay ka qabto nin u gafay Nebigeenii Muhammed NNKH iyagoo ugu baaqay dadweynaha reer Gaalkacyo in ay arrintaas ka dhiidhiyaan waxaan ay culimadu cadeeyeen in ninkaas Maxkamadayntuusu ay saaran tahay maamulka Gal-Mudug iyo cid walba oo awood u leh. Culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee arrinkaas ka hadlay waxaa ka mid ah:-
1- Sh C/qaadir Cukaasha.
2- Sh C/laahi Xaashi.
3- Sh Maxamud Abuu Sheyba.
4- Sh Maxamed Macalin Abshir.
Hoos ka Daawo culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa kasoo jeedo magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug
A/cawaale
Halgan.net