Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingriiska Ee Soomaaliya.[Masawiro]
(September 11, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland, ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 11 September 2017  qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay
Qarax lagu weeraray goob Makhaayad ah oo u dhow Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho
(September 11, 2017)
Muqdisho:-Gaari laga soo xiray walxaha qarxa ayaa lagu weeraray goob laga cabo shaaha oo lagu Magacaabo Xadra-mindi kuna dhagan Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho oo ku yaal wadada ugu mashquulka
Dagaal ka dhacay saaka degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo
(September 11, 2017)
Beled-xaawo:-Ciidanka Al-shabaab ayaa saaka weerar waxaa ay ku qaadeen degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo waxaan dagaal socday mudo ay la wareegeen Saldhigii Ciidanka Dowladda Federaalka iyo Jubbalan
Wasaarada Amniga ee dowladda Puntland oo joojisay shirarka wax u dhimay amniga
(September 11, 2017)
Garoowe:-War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ee dowladda Puntland ayaa waxaa lagu mamnuucay shirarka wax u dhimay amaanka ee ay siyaasiyiin damac siyaasadeed uu ku jiro ay ku qabtaan Hotelad