Gal-Mudug waxba kama Jiraan in Maxkamada la saaray ninkii u gafay Nebigeena Muhammed NNK.[Dhagayso]
(September 20, 2017)
Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa beeniyey Maxkamada ku taal Gaalkacayo oo sheegtay in ay saartay nin lagu magacaabo Sh.Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo gaf iyo Xadgudub u geystay Nebigeenii Muhamed
Mu’asasada Al-Minhaaj ee Gobolka Nugaal ayaa Bilowday Olole looga hortagayo Anshax Xumada.[Masawiro]
(September 20, 2017)
Garoowe:-Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Hurumarinta Bulshada oo ku howlan sidii Umadda islaamkaa Guud ahaan gaar ahaan Bulashada Ay kadhax shaqayso u hagaajin lahayd Arimahooda Aakhiro Iyo Adu