Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka Jawaabay Hadalkii Golaha Wasiirada.[Dhagayso]
September 6, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go’aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Federaalka Ethiopia ku heshiiyeen in ay si wada jir ah isaga kaashadaan la dagaallanka nabad-diidka iyo argagixisada si loo xaqiijiyo sugidda amniga iyo xasilloonida labada dal. Go’aanka dawladda waxaa sidoo kale lagu sheegay in Heshiiskan ay Dowladda Federaalka u wada saxiixay Wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) iyo Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed.
Hoos ka Dhagayso Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu u warramay isagoo ku sugan magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Source:VOA