Masuuliyiinta Galmudug oo ka Horyimi Go’aankii Madaxweynahooda [Dhagayso]
September 21, 2017 - Written by EditorCadaado:-Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Cadaado, Kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad Maxamed Sh. Axmed, WAXAYNA KU GACAN SAYDHEEN go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Galmudug ee uu ku taageeray isbahaysiga Sucuudiga. Madaxdan Gal-Mudug ayaa taageeray go’aanka dawladda Federaalka ah ee ku dhisan dhex dhexaadnimada.
Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa waraystay Madaxweyne ku Xigeenka, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo weliba Guddoomiye ku xigeenka labaad oo si wada jira shir jaraa’id u qabtay.
Hoos ka Dhagays0a Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.
A/cawaale
Halgan.net