Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda dowladda Puntland faah-faahin ka bixisay, halka uu marayo qorshaha balaarinta Dekedda Boosaaso.[Video]
September 7, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiska Wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda waxaan uu wasiirka uu faahfaahin ka bixiyey goorta la bilaabay mashruucii balaadhinta dekkada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa xusay in ay muhiim tahay in la balaadhiyo dekkada Boosaaso si deegaanada Puntland ay u helaan dekkad caalami ah oo ay ka faa’iidaystaan shacabka Soomaaliyeed.
Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ugu baaqay shacabka Boosaaso in ay ka shaqeeyaan nabadgelayada si mashruuca dekkada Boosaaso uu u hirgalo. Ugu danbayntii Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ku booriyey in shacabka Puntland ay la shaqeeyaan laamaha amniga si loo adkeeyo nabadgelayada deegaanada Puntland.
Hoos ka Daawo shirka jaraa’id Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage
M_M_Deeq
Halgan.net