Maamulka Gal-Mudug iyo Ahlu-Sunna oo ku wada hadlaya Jabuuti.[Dhagayso]
(November 27, 2017)
Djibouti:-Magaalada Djibouti waxaa waddahallo ay uga furmeen maamulka Galmudug iyo kan Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca. Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dhinaca Ahlu-Sunna ayaa si fool-ka f

(November 26, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland PSF ee sida gaarka ah ah u tababaran ayaa shalay waxaa ay hawlgal ka dhan ah ururka Al Shabaab ay ka fuliyeen Buuraleyda deegaanada Dhadhaabo iyo Ceeldibir ee Buurah

(November 26, 2017)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee

(November 24, 2017)
Addis:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan dalka Ethio oo uu kulamo gaar gaar ah la lahaa, ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Di

(November 24, 2017)
Garoowe:-Shirka golaha wasirada dowladda Puntland oo looga hadlay amniga , Abaaraha , Canshuuraha Biriga iyo Arrimo kale, shirka ayaa waxaa shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Camey

(November 23, 2017)
Muqdisho:-Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Gu

(November 23, 2017)
Gaalkacyo:-Maalinnimadii jimcaha ee ku beegnayd 17/Nov/2017 ayaa waxaa rixlo dacwo ah ugu ambabaxay degmada xarfo golayaasha fulinta Mu'asasada Al-minhaaj Gobolka Mudug. Kulankaan oo ahaa kii ugu horr

(November 23, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo ay weheliyaan ciidamada Badda Puntland (PMPF) iyo ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo geba-gebeeyey hawlgallo dagaal oo ka dhan ah ururka argagixisada D

(November 22, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed iyo weftigii uu hogaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Ethiopia ayaa maanta gelinkii danbe 22 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Aba Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo
(November 22, 2017)
Baydhabo:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku tegay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay,waxaana Baydhabo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|