Warbixin Gudigii Gurmadka Qaraxii Zoobe ee Nairobi iyo Safarkii Muqdisho Sh Umal.[Daawo Video]
(November 17, 2017)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo dhawaan tegay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si ay caawinaad u gaarsiyaan dadkii shacabka ahaa ee lagu laayey qaraxii ka dh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/FE2D369E-B7A8-4C5A-AB95-D8F83961134D_w1023_r1_s.jpg)
(November 17, 2017)
Hargeysa:-Rabshado kala duwan ayaa xalay ka dhacay magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac, ka dib markii ay isku dhaceen ciidamada ammaanka iyo dadweyne sa Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo shirkooda ka soo saaray warsaxaafadeed
(November 17, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Amniga, Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Horumarinta Dugsi Quraanka & Masaajiddada Puntland & Arrimo kale oo muhiim ah. Ho
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/IMG-20171116-WA0094.jpg)
(November 16, 2017)
Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee Dacwada & Hormarinta oo 45 Dhaawaca & 38 Agoona lacago siisey. Waxaa wali socda gurmadka loo fidinayo dadkii ku dhibaatoobey musiibadii Soobe, oo dad & hanta
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/IMG_9546-768x512.jpg)
(November 16, 2017)
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga, Dastuurka DFS, Horumarinta Dugsi Quraanka iyo Masaajiddada Puntland iyo Arrimo Kale oo Muhiim Ah. [n
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/IMG_9644.jpg)
(November 16, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 16 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo danjiraha dalka Chi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/rw55-560x360-e1510815132110.jpg)
(November 16, 2017)
Baydhabo:-Shirka golaha wasiirrada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay kulankoodii Khamiis lah ahaa ay ku yeeshaan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay oo ahdda xarun KMG Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi dib ugu soo laabatay Garoowe.[ Video]
(November 16, 2017)
Garoowe:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaimayey ayaa dhowaan booqasho ku tagay gobolka Sanaag gaar aahaan Badhan, Buraan, Dhahar, Hadaaftimo, Xingalool iyo goobo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/1-5.jpg)
(November 15, 2017)
Mu,asasada Safa ayaa waxaa ay ka mid tahay Mu,asasooyinka u istaagay in ay u gurmadaan dadkii ehelkooda ay Al-Shabaab ku xasuuqeen qaraxii Isgoyska Soobe oo ay ku dhinteen 414 qof waxaana ku dhaawacma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/hqdefault-1.jpg)
(November 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa dowro ay culumada Soomaaliyeed ay ku qabteen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaa Masjidka Al-Hidaaya waxaana dowrada loogu magac daray Dhowrsanaanta . Do
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|