Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo dib u furay dacwadii C/rahman Abdishakuur

December 27, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh. Ibraahim Maxamed ayaa qoraal uu soo saarat waxaa uu ku sheegay in kiiska dacwada loo heysto Siyaasi C/raxmaan C/shakuur, in dacwadiisa dib loo furay waxaan uu fariinyaas uu gudoomiyuhu ku wargeliyey Taliyeyaasha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska degmada Wadajir.

Hoos ka Akhriso qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,018 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>