Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war ka so saartay weerarkii xalay ee guriga C/raxmaan C/shakuur
December 18, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Soomaaliya Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal ka soo saartay xariggii iyo weerarkii xalay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaadeen Siyaasi C/raxmaan C/shakuur. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Dahir , Afhayeenka wasaarada amniga waxaa ay xuseen in siyaasi C/raxmaan C/shakuur uu heli doono xukun cadaalad ah lana horgeyn doono Maxkamada.
Hoose ka akhriso war saxaafadeedka Laamaha Amniga ka soo saareen xariggii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net