Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la joojiyo shir ka dhacaya Baydhabo
December 14, 2017 - Written by EditorBaydhabo:-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray shir uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu doonayo in uu ku qabto magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo shirkaas maadama uusan ahayn mid sharciga waafaqsan isagoo ugu baaqay dowladda xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaliya in aysan ka qayb gelin shirka ka dhacay Baydhabo.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka uu soo saaray Guddoomiyaha Aqalka sare ee DFS
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net