Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo dib u furay dacwadii C/rahman Abdishakuur
December 27, 2017 - Written by EditorMuqdisho:- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh. Ibraahim Maxamed ayaa qoraal uu soo saarat waxaa uu ku sheegay in kiiska dacwada loo heysto Siyaasi C/raxmaan C/shakuur, in dacwadiisa dib loo furay waxaan uu fariinyaas uu gudoomiyuhu ku wargeliyey Taliyeyaasha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska degmada Wadajir.
Hoos ka Akhriso qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim
no images were found
A/cawaale
Halgan.net