Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha S/land oo ka socota Hargeysa.[ Video]

December 13, 2017 - Written by Editor

Hargeysa:-Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi ayaa ka soca Aqalka Madaxtooyada maamulka Soomaliland ee Hargeysa. Xafladda Caleema saarka ayaa waxaa ka soo qeyb galaya masuuliyiin kala duwan oo tirsan dowlada S/land iyo xubno ka socda beesha caalamka iyadoo madasha caleema saarka uu ku sugan yahay madaxweynihii hore ee S/land Axmed Siilaanyo oo xilka ku wareejin doona madaxweynaha cusub ee S/land Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka Daawo Xaflada Caleemasaarka Madaxweynaha S/land Muuse Biixi ayaa ka soca Aqalka Madaxtooyada ee Hargeysa

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online