Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka.[Masawiro]
(February 6, 2018)
Muqdisho, 06 Febraayo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa shir Madaxweynaha JFS oo casho sharaf u sameeyey Golaha Amniga Qaranka
(February 6, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf soodhaweyn ah waxa uu Madaxtooyada ugu sameeyey Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynayaas Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay Berbara.(Vedio +Masawiro)
(February 5, 2018)
Berbara:- Waxaa idiin soo gudbineynaa Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Berbara Nadwadaas oo ahayd tii 3aad taas oo la qabto sanad walba waxaana lagu qabatay Masaajidka Shide Yare Berbera .waxaana Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Mubaarak Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo).
(February 4, 2018)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Mubaarak ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay Madaxweynaha Puntland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Safar Ugu Ambabaxay Muqdisho.(Masawiro)
(February 4, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 Feb 2018 safar ugu ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda DF Soomaaliya. Warbixin Socdaalkii dacwada ee Culumada ku tageen magaalada Kismaayo (Masawiro)
(February 4, 2018)
Kismaayo:-13/01/2018 oo ahayd maalin Sabti ah waxaa Magaalada Kismaayo Gaaray Wafdi Culimo ah oo uu hogaaminaayay Sheekh Bashiir Axmed Salaad wafdigaa oo ka koobnaa. 1. Sheekha Bashiir Axmed Salaad Senetor Cabdi Qeybdiid oo ku eedeeyey weerarka lagu qaaday hoygiisa Imaaraadka (Daawo)
(February 3, 2018)
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Jen Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta waxaa uu ku qabtay magaalada Muqdisho Shir jaraa,id isaga uga hadlay we Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Garaad Cali Buraale Xassan
(February 3, 2018)
Laascaanood:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamad Cali Gaas ayaa waxa uu ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Garaad Cali Buraale Xassan oo ku geeriyooday Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Sarkaal ka tirsanaan jiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo lagu dilay Gaalkacyo.[Masawiro]
(February 2, 2018)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta Allah u naxariistee salaadii Jimce ka dib gaarigiisa qarax miino ah loogu xiray Faarax Caato oo ka mid ahaan Jiray ciidankii Sirdoonka ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya tabab Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixiya Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(February 2, 2018)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sh.Dr Xassan Sh. Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Hagaajinta iyo sugi
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|