
(January 4, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 4 January 2019 hambalyo u direy gudoonka golaha wakiilada Dowladda Puntland oo maanta lagu doortay C

(January 4, 2019)
Garoowe:-Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa saaka waxaa ay si rasmi ah u doorteen gudoomiyahooda C/xakiim Maxamed Axmed Dhoobo waxaan hadda lagu guda jiraa in la doorto gudoomiye ku xigeen

(January 4, 2019)
Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo Gudmoomiyaha Baarlamaanka Puntland Gudoomiyaha Doorashada Puntland ayaa goordhow la soo afmeeray waxaana ku guuleystay Cabdixakiim Maxamed Axmed oo loo yaqaano Dh Live Waxaa socda haatan Wareegii labaad Doorshada Gudoonka Baarlamaanka
(January 4, 2019)
Wareega Koobaad ee Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Puntland waxaa ku tartamay xildhibaanada kala ah 1 - Cabdirshiid Yuusuf Jibriil wuxuu helay 52 - Abdijamal Cismaan Maxamed wuxuu helay 153 Live u Daawo Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Barlamaanka Puntland.
(January 4, 2019)
Garoowe:-Waxaa haatan si habsami leh uga socda hoolka golaha Baarlamaanka dowlada Puntland -Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Barlamaanka Puntland waxaana ay haatan jedinayaan khudbadahoo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|