
(January 5, 2019)
Garoowe:-Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa waxaa uu magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland. Guddiga doorashada Madaxweynaha & madax weyne ku xigeenka Puntland oo soo saaray Harbaraaca doorashada .
(January 5, 2019)
Garoowe:-Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland ayaa si rasmi ah waxaa ay u shaaciyeen Shuruudaha laga rabo Musharixiinta xilka Madax weynaha & madaxweyne ku xigee

(January 5, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 January 2019 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Guddoonka cusub
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|