Aqalka Sare oo sheegay inuu joojiyay wada shaqeyntii Golaha baarlamaanka (Akhriso)
January 3, 2019 - Written by EditorMuqdisho:-War Qoraal ay soo saareen guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa waxaa lagu sheegay in ay joojiyeen wadashaqeynta ay la lahaayeen Golaha baarlamaanka iyagoo baaq u diray Madaxweynaha DFS inuu wax ka qabto cabashooyin ay u gudbiyeen.
no images were found