DFS oo ku dhawaaqday in dalka uusan ka sii shaqeyn karin Nicholas Haysom
January 1, 2019 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom aanu ka shaqeyn karin Soomaaliya.ka dib markii ay ku eedeysay in uu faragalin ku heyo madax banaanida dalka Soomaaliya.