Jubaland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland (Akhriso)
January 8, 2019 - Written by Editor
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland waxay hambalyo u diraysa soona dhaweynaysa Madaxwaynaha cusub ee loo doortay dowlad goboleedka Puntland,Mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo maanta loo doortay xilka madaxweynimo ee Puntland.

A/Cawale
Halgan.net