Jubbaland oo Taliyaha cusub u magacawday degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada
January 14, 2019 - Written by Editor
Kismaayo:-Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa maanta taliye cusub u magacabay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.
Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim (Koojaar) ayaa waxaa taliyaha cusub ee degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose u magacaabay magacaabay G/ Dhexe Siyaad Macalin Bashiir.
Hoos ka akhriso wareegtada xilka loogu magacaabay Taliyaha cusube ee degmada Afmadow
no images were found
A/cawaale
Halgan.net