Madaxweynaha cusub ee Dawladda Puntlandoo shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland.[Masawiro]
January 10, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 10 Jan, 2019 waxa uu si rasmi ah u shir guddoomiyey shirka golaha xukuumadda Dawladda Puntland.
Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji C/laahi Cumar Camey.
no images were found
Shirka ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo amba-qaadi lahaa Horumarka Puntland.
M_M_Deeq
Halgan.net