Madaxweynaha Puntland oo amaray Shaqaalada Dowlada Puntland
January 10, 2019 - Written by Editor
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqaalaha Dawladda ee Gobalada ee ku sugan magaalada Garoowe ku amray in magaalooyinkoodi iyo goobahooda shaqo dib ugu noqdaan 24-aaac gudahood.

M_M Deeq
Halgan.net