Madaxweynaha Puntland oo joojiyay dhismayaasha dhulka dowladda
January 14, 2019 - Written by Editor Garoowe:-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta la wareegay xilka ayaa joojiyay dhismayaasha dhulka dowladda ee sharci darro ah.
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta Wareegtada ku amaray dhamaantaliyaha ciidanka booliska Puntland iyo dhamaan laamaha aminiga ee Puntland duqa degmada Garoowe iyo guddoomiyaha gobolka Nugaal.
Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Puntland ee lagu joojiyey dhismayaasha dhulka dowladda ee sharci darro ah.
C/Casiis Maxamed
Halgan.net