Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida ku Timid Gen Careys.
January 23, 2019 - Written by Editor
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Soomaaliya, ahaana Taliyihii Hore ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net