Natiijada Wareegii Labaad ee Doorshada Puntland
January 8, 2019 - Written by Editor
Garoowe:- Natiijada Wareega koowaad Doorashada dowlada Puntland waxaa u cad cad Dani iyo Jen Aasad iyo Faarax Cali Shire waxaana codadka loo kala helay sida
Deni 29 Jen Asad 30 Farax Cali Shire 7 Gaas
Waxaa Wareegii 3aad u gudbay Jen asad oo helay 30 cod halka Dani uu helay 29 cod.
Halgan.net