Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Ehelada Caasha Ilyaas Aadam.
(March 19, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caasha Ilyaas Aadan Qarjab oo dhowaan kufsi iyo dilka loogu geystey magaalada Gaalkacyo ee xar
Sh.Shibli oo ka hadlay dhacdadii Muslimiinta lagu laayey ee dalka New Zealand
(March 18, 2019)
Nairobi:-Sh.Dr Maxamuud Maxamed Shibli ayaa waxaa uu ka hadlay dadkii Muslimiinta ahaa ee Jimcihii hore lagu laayey Masjid Al-Nuur ee ku yaal dalka New Zealand. Sh.Dr Maxamuud Maxamed Shib
Wasiirka arrimaha dibedda Eritrea oo gaaray Hargeysa [Dhagayso]
(March 18, 2019)
Hargaysa :-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Eritrea Cusmaan Saaleh oo uu la socdo La-taliyaha Madaxweynaha waddankaasi ayaa maanta booqahso ku tagay magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland. Wa
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo La Kulmay Madax Ka Socota Hay’adda ICRC.
(March 17, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiil ka socda hay'adda ICRC oo ay hogaaminayso Madaxa ugu sareeya Africa Miss. Patricia
Madaxweyna dalka Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho (Masawiro)
(March 16, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle
Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir.
(March 16, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xadhiga ka Jaray Xarunta Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee Garoonka Gen. Maxamed Abshir ee Caasimadda Puntland ee Garoowe.
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Puntland.
(March 16, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland iyo Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe. Kormeerka M
Madaxweynaha Puntland oo Soo Xirey Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda.
(March 14, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xirey Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland oo sadexdii maalmood ee ugu dambeysey ka socdey xar
Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shirka Africa Now
(March 14, 2019)
Mudane Madaxweyne Yoweri Museveni ,Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania ,Wasiirka Ganacsiga ee Masar Mudanayaal iyo Marwooyin, iyo martida sharafta leh, Waxa shar
Madaxweynaha Puntland oo Maalintii 3-aad Shir Guddoomiyey Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda.
(March 14, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalintii sadexaad shir guddoomiyey shirka jihaynta siyaasadda Xukuumadda dawladda Puntland. Shirka ayaa waxaa q

« Previous PageNext Page »