Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo.[Video]
July 2, 2019 - Written by Editor![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/07/deni.jpg)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe kaga qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo maalinta xorriyadda gobolada Koonfureed iyo midowga gobolada Waqooyi iyo Koonfur ee dalka.
M_M_Deeq
Halgan.net