Madaxweynaha KGS oo la kulmay odeyaasha dhaqanka Degmada Ceelberde
July 17, 2019 - Written by EditorCeelberde:- Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed C/casiis (Lafta gareen) ayaa waxaa uu safar ku tegay degmada Ceelberde si uu ugu kuurgalo xaalada guud ee degmada waxaan kulamo gooni gooni uu la yeeshay odayaasha dhaqan , siyaasiyiin iyo dhalinyada Degmada Ceelberde.
Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed C/casiis (Lafta gareen) iyo ayaa waxaa uu kulamadii uu la yeeshay odaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta degmada Ceelberde waxaa looga hadlay dhismaha maamulka degmada iyo in dad weynaha ay la shaqeeyaan laamaha amniga.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu danbayn uga mahad celiyey shacabka reer Ceelberde ee Gobolka Bakool siddii ay ugu soo dhaweeyeen degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool isaga iyo wafdigii la socday.
A/cawaale
Halgan.net