Shiikh Daahir aw cabdi oo si adag uga hadlay dhaqan xumadii Yoogada ee lagu qabtay Garoowe.[ Video]
July 3, 2019 - Written by Editor![](https://i0.wp.com/halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/07/sh-daahir.jpg?fit=1024%2C576)
Boosaaso: Shiikh Daahir aw cabdi ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay arintii Yoogada ee lagu qabtay magaalada Garoowe. Sh, Daahir aw-Cabdi oo dadweynaha ku soo tukaday masjidka Rowda ee Boosaaso ayaa waxaa uu ugu baaqay dadweynihii iyo masuuliyintii ka qayb galay badhigii Yoogada in ay Alle u laabtaan oo towbadkeen deg deg ah la yimadaan.
Insha Allaahu Sh Daahir Aw-cabdi kalamadiisa nasiixada ah oo dhamaystiran baan idiin soo gudbin doonaa haddii alle idmo mark ay na soo gaarto.
Hoos ka daawo Sh Daahir Aw-cabdi oo si adag uga hadlay dhaqan xumadii Yoogada ee Garoowe lagu qabtay
M_M_Deeq
Halgan.net