Madaxweynaha Puntland oo la hadlay shacabka Gobolka Bari.[Video]
(October 2, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbada dhinacyo badan taabanaya uu u jeediyey kumanaan ka midah shacabka gobolka Bari isagoo ku amaanay dulqaadka iyo sidda