Madaxweynaha Puntland oo Qado Sharaf u Sameeyey Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka Gobolka Bari.
(October 18, 2019)
Biyo-kulule:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah qado sharaf u sameeyey Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka gobolka Bari. Kulankan qado sharafta
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray taallooyin taariikhi ah oo lagu soo nooleeyey Barnaamijka isxilqaan
(October 18, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo Taako iy
Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Cali Maxamed Xirsi ( Cali Puntland )
(October 18, 2019)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Cali Maxamed Xirsi ( Cali Puntland ) oo ku geeriyoodey magaalada Boos