Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga iyo Taliyeha Ciidanka Lugta
(October 10, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Kux
Madaxweynayaashii hore ee DFS oo maanta gaaray magaalada Kismaayo (Masawiro)
(October 10, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubaland si ay uga qeyb galaan calee
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya (Masawiro)
(October 10, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si
Madaxweynaha PL iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo.[Masawiro]
(October 10, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid C/laahi Dani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdigiisa
(October 10, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu hoggaaminayo Gud