Puntland oo ka Tacsiyeysay Geerida Marxuum Sacad Cumar Geelle.
(October 8, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda Puntland iyo kan shacabka Puntland-ba waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida ku timi Alle ha u naxariistee