Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya
(October 1, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magac
Puntland oo qaadacday shirka Iskaashiga [Dhagayso]
(October 1, 2019)
Muqdisho:-Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirka caalamiga ah ee Iskaahsiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la sheegay inay ka qaybgalayaan wakiillo matalaya ilaa 50 dawladood.
Jubbaland oo qaadacday ka qayb galka shirka Iskaashiga
(October 1, 2019)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa diiday in ay ka qeyb gasho shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya, Waxayna ku eedaysay in dowladda federaalku baalmartay dhammaan shuruucdii iyo xeerark