Himilo Qaran: Maxkamad baan Tiigsanaynaa
October 6, 2019 - Written by EditorXibisga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsanayaan dawladda Soomaaliya kadib makrii bishii hore ee Sebtemebr 22-keedii laga hor istaagay hoggaamiyahooda inuu u safro magaalada Kismaayo.
Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan-Kaafi Qoyste.
VOA Somalia
Halgan.net