Hoobiyayaal lala beegsaday Xalane

October 13, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u ah Qaramada Midoobay iyo ciidamada AMISOM. Warar aanu ka helnay dhinaca amniga ayaa sheegayaan in ilaa 7 qof ay dhaawacmeen.

Haaruun Macruuf ayaa weerarkan ka waraystay weriyahayaga Muqdishu Xasan-Kaafi Qoyste.

VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.