Khudbadda Madaxweynaha Puntland ee furitaanka kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada Puntland
October 26, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland, Madaxweynaha ayaa khudbadda kusoo qaatay waxqabadkii Xukuumadda sideedii bilood ee u dambeysey waxaana ka mid ahaa.
1. Qaybta 1aad Arrimaha Siyaasadda
2. Qaybta 2aad Safaradii Debedda iyo Guddaha
3. Qaybta 3aad Waxqabadka Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowladda ee arrimaha:
I. Arrimaha Guddaha iyo Amniga
II. Arrimaha Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha
III. Arrimaha Bulshadda
IV. Arrimaha Tayeynta Adeegyadda & Horumarinta Kaabayaasha.
Ugu dambayn, Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ka akhriso khudbadda Madaxweynaha oo dhammaystiran sawirada hoose.
no images were found
=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.