Madaxweynaha Puntland oo la hadlay shacabka Gobolka Bari.[Video]
October 2, 2019 - Written by EditorBoosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbada dhinacyo badan taabanaya uu u jeediyey kumanaan ka midah shacabka gobolka Bari isagoo ku amaanay dulqaadka iyo sidda wanaagsan ee ay uoo dhaweeyeen shacabkii ku soo qaraxay Puntland guud ahaa gaar ahaan Gobolka Bari.
no images were found
Hoos ka Daawo Khudbadda Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni uu u jeediyey kumanaan ka mid ah shacabka gobolka Bari.
M_M_Deeq
Halgan.net