Madxweynaha Jubbaland oo magacaabay labadiisa Madaxweyne ku xigeen
October 23, 2019 - Written by Editor
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.
-Mudane Maxamuud Sayyid Aden – Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland.
-Mudane C/qaadir Xaaji Maxamuud – Madaxweyne Kuxigeenka 2aad ee Jubbaland.
Hoos ka akhriso Madxweynaha Jubbaland oo magacaabay labadiisa Madaxweyne ku xigeen.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net