Shirka Golaha wasiirada Puntland oo lagu qabtay Boosaaso
October 3, 2019 - Written by EditorBoosaaso:-Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan ku qabsoomay magaaladda Boosaaso, ee xarunta Gobolka Bari uuna shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa looga hadlay Amniga, Xaaladda Siyaasadda Dalka, Dib u eegista Diiwaanka Siyaasadaha iyo Xeerarka Puntland, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka iyo Warbixino kale.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedkii laga soo saaray shirkii Golaha wasiirada Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net