Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo booqday Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Boosaaso
(December 11, 2019)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo ay wehlinayaan Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Maxamed Musadaq iyo Agaasima
Puntland oo baaq nabadeed ka soo saartay Colaad Mudug
(December 11, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed oo baaqnabadeed kasoo saartay cooladda kasoo cusboonaatay aagga degmada Tawfiiq ee gobolka Mudug. [ngg src="galleries" ids="3117" display="basic_thumbna
Baarlamaanka Puntland oo Xasaanadii ka qaaday Cabdixakiin Maxamed Dhoobo -Daareed
(December 10, 2019)
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland ayaa maanta xasaanadii xildhibaanimo waxaa uu ka qaaday guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed), kadib markii laga keenay
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo gaaray Gobolka Gardfue
(December 6, 2019)
Gardafue:-Wafdi Balaaran oo uu hogaaminaayo Wasiir Dawlaha Wasaarda Arimaha Gudaha Fadraalka Iyo Dimukhraadiyaynta Dawlada Puntland Mastar Maxamed Axmed Kulan, Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Dr Muuse Sa
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi Culimo Ah oo Qayb Ka Noqonaysa Gurmadka Gardafuu.
(December 5, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddi madaxbanaan oo Culimo ah, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Gurmadka Gobolk
Madaxweyne Ku-xi-geenka Puntland oo Magacaabay Guddomiyaha Gobolka Cayn.
(December 4, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xeer Madaxweyne Ku-xigeen Lr-22, December, 03, 2019 ku magacaabay Guddoomi
Ra’iisal Wasaaraha Ciraaq oo Is-casilay
(December 1, 2019)
Ra’isulwasaare Adel Abdul Mahdi Baarlamaanka Ciraaq ayaa ogolaaday iscasilaad uu Sabtidii shalay u gudbiyay Ra’isulwasaare Adel Abdul Mahdi, kaddib kulan aan caadi aheyn oo ay maanta ku yeeshe

« Previous Page