Madaxweynaha JFS oo soo xiray shir sanadeedka Garsoorka
(February 13, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay xiriirka dho
Madaxweyaha Puntland oo la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom
(February 13, 2020)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho
Madaxweynaha DFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(February 12, 2020)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu
Waa Maxay Forex Trading? Dr Maxamuud Horri
(February 12, 2020)
Garoowe:-Waa Muxaadaro muhiim ah uu Masjidka Ibnu Cali uu ka jeediyey Sh Dr.Maxamuud Horri  oo ah cilmi baaris aad ugu xeel dheer oo arriamaha dhaqaalaha iyo Sayniska ahna Sheekh diinta si wa
Kulan lagu Taageeray Go’aankii Xukuumada Puntland oo lagu qabtay Gaalkacyo
(February 12, 2020)
Gaalkacyo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta waxaa ka dhacay Kulan lagu Taageeray Go'aankii Golaha Xukuumada Dowladda Puntland, waxaana kulanka soo qaban qaabisay Isku-duw
Madaxweynaha Jubbaland oo ku qaabilay Kismaayo Danjire Donald Yamamoto
(February 12, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Donal
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha S/land
(February 11, 2020)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ay galabta ku kulmeen magaalada Addis Ababa ee xarun
Puntland oo diiday Sharciga Betroolka ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu saxiixay
(February 11, 2020)
Boosaaso:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa waxaa ay ku xuseen Mowqifka Puntland ee ku aaddan Sharciga Betroolka ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dhawaan saxiixay Febara
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo la shiray Ha’yadda UNDP-JPLG
(February 11, 2020)
Garowe February 8 2020:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, oo ay Wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdiweli Mire Xirsi, iyo agaasim
Eedeysanayashii dilay Caaisha ilyaas oo saaka la toogtay
(February 11, 2020)
Boosaaso:- Waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari saaka Dil toogasho lagu fuliyey dhalin yaradii dilka iyo kufsi foosha xun kula kacay Caaisha Ilyaas Aadan waxaan saaka lagu fuliyey dilka l

« Previous PageNext Page »