Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ambabaxay dalka Germany
(February 10, 2020)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Germany. Garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, waxaa Madaxweyn
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo laga waraystay xaalada Degmada Baladxaawo
(February 9, 2020)
Baladxaawo:-Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in maalintii shalay uu askari ku dhintay halka laba kalana ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu isku dhac dhex maray ciidamada do
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Oo Daah-furay Dhismeyaal Cusub oo lagu Kordhiyay Xabsiga weyn ee Garoowe.
(February 9, 2020)
Garoowe:- Madaxweyne Ku- xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe, gaar ahaan Guryaha Qoysask
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Galdogob.
(February 8, 2020)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.15 February 6, 2020, ugu magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen Ku meel gaar ah Degmadda Galdogob.
Madaxweynaha DFS oo u Dhoofay dalka Itoobiya
(February 8, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo ku qa
Warmurtiyeed ka soo baxay Golaha Wasiirada Puntland.
(February 7, 2020)
Boosaaso:- Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Febaraayo 6-7, 2020 ku qabsoomay magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,uuna shir guddoomiyey Madaxwaynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi De
Weerar Al-Shabaab ku qaadeen W/Bari Kenya oo laga hortagay
(February 7, 2020)
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Kenya ayaa xalay fashiliyey weerar ay kooxda Al-Shabaab xalay ku qaadeen gobolka Waqooyi Bari Kenya. Weerarkaas ayaa lala beegsaday isbitaalka degma
Madaxweynaha Puntland oo Eedeyn Culus u jeediyey Madaxada DFS Kuna baaqay Shir Wadatashi (Masawiro)
(February 7, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta ka hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, marxaladihii kala danbeeyay ee lasoo maray iyo sida ay hada wax u waddo Dowladda F
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimaha amniga iyo ciidamada
(February 6, 2020)
Boosaaso:- Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga iyo Tirakoobka Ciidamada, Safa
Guddiga Doorashooyinka DFS oo laga mamnuucay degaannada Puntland
(February 6, 2020)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland ayaa sheegaya in wasaarada arimaha Gudaha ee Puntland ay amar ku bixisay in albaabada loo laabo xafiiskii Guddiga Doorashoo

« Previous PageNext Page »