Kismaayo:-War saxaafadeed ka soo baxay MaamulkaJubbaland ayaa waxaa lagu taageeray qodobadii kasoo baxay shirkii wada tashiga Puntland ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe.
Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan ka soo baxay Maamulka Jubbaland.
A/cawaale
Halgan.net