Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xiisadda xuduudda.[Dhagayso]

March 5, 2020 - Written by Editor

Beledxaawo:-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa dhowaan ku dagaalamay xuduudda degmada Beled Xaawo ay la wadaagto magaalada Mandhera ee Kenya.

Dagalakan ayaa sidoo kale xiisad ka dhex-dhaliyey dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo midba tan kale ku eedaysay inay kusoo xadgudubtay madaxbannaanideeda.

Haddaba sida ay maamulka Jubaland u arkaan xuiisadda xuduudda labada waddan iyo ciidamo la sheegay inay ka tageeen degaanno ka mid ah Jubbland kuna sii jeeedaan dhinaca Beled Xaawo ayaa Jamaal Axmed Cusmaan waxa uu wax ka weydiiyey Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan.

VOA

Comments are closed.

Archives
March 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online