Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Caabuqa Coronavirus
March 7, 2020 - Written by EditorGaroow:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xalaada Caabuqa Coronavirus waxaana la hakiyey muddo bil ah Doomaha Kaluumaysiga ee Dibedda ka yimaada, Daah-furka iyo mashruuca ifiye ee Waxbarashada.
Sidoo kale Shirka ayaa looga hadlay Shirka wadatashiga reer Puntland iyo warbixin ku saabsan Degmada Galdogob.
=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.