Madaxweynaha Puntland Maqal iyo Muuqaal ah Ku Shir-guddoomiyey Kulanka Guddiga Diyaar-garowga iyo Ka hortagga Covid-19.
(April 15, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Guddiga Puntland u qaabilsan diyaar-garowga iyo ka hortagga Covid-19, Mudane H.E Said Abdullahi Deni ayaa galabta Shir-guddoomiyey kulanka G
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]
(April 13, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi dher oo dhinacyo badan ah siiyey Radio Daljir ayaa sheegay Puntland qor
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa.
(April 13, 2020)
Garoowe : 13 April 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.30 April 13,2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa. Mad
Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye oo xilka la wareegay.[Video]
(April 13, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa xalay waxaa uu si rasmi ah xilka kala wareegay madaxweynihii hore ee Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf, Xaflada x
Ka hortaga Cudurka Coronoviruska Sheekh Dr Cali Maxamed Saalix
(April 12, 2020)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax wuxuuna kaga hadlay Sheekh Muxaadaradiisa Ka hortaga Cudurka Coronoviruska isaga oo talooyin muhiima u jeediyey
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u diray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
(April 12, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay dadaalka Dowladdu ku bixinayso ka hortag
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Dhaqaatiir iyo culumada si looga hortago cudurka COVID-19
(April 12, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo,
Madaxweynaha DFS OO Fariin Muhiima ku aadan cudurka Covid -19 u diray shacabka Soomaaliyeed.
(April 11, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku baaqay in lagu dadaalo taxaddarka
Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray ehelada Axmed Xuseen Xaaji Yusuf (Doonyaale)
(April 11, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Axmed Xuse
DFS oo diiwaan-gelisay 9 kiis oo cusub oo Coronavirus ah
(April 10, 2020)
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in la xaqiijiyey sagaal qof oo hor leh oo ku sugan magaalada Muqdisho uu ku dhacay cudurka Coronavirus.“Maanta oo ay taariik

« Previous PageNext Page »