Madaxweyne Puntland oo dhalinyarada Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku saabsan xuska sannad-Guurada 77 aad ee Aas-Aaskii SYL
(May 15, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hambalyo ku aadan Maalinta dhalinyadada udiray dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Dhalinta Puntland M_M_Deeq Halgan.net
Madaxweyne Farmaajo oo dhalinyarada Soomaaliyeed u diray fariin ku saabsan xuska sannad-Guurada 77 aad ee Aas-Aaskii SYL
(May 15, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii Golihii Dhallinyarada
Guddoomiyaha Golaha Wakilladda Puntland oo Hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed
(May 15, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakilladda Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 77-aad ee ka soo ware
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada.
(May 15, 2020)
Garoowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee May 14, 2020 ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada ee Dowladda Pun
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Magacaabay Gudoomiyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka
(May 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ka
Madaxweynaha Dowladda Puntland kulan la qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya.
(May 14, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya. Kulanka oo ku dhacay hab maqal iyo muqaal ah, ma
Ciidanka PSFoo howl gal ku qabtay xubno ka tirsa Al-Shabaab iyo Daacish
(May 13, 2020)
Boosaaso: Ciidanka PSF ayaa waxaa ay Hawlgal gaar ah galabta oo Taarikhdu tahay  13, 2020 ka sameeyeen gudaha magaalada Bosaaso waxay ku soo qabteen qaraxyo kala duwan oo ay kooxda Daacish ku di
Maxay Soomaaliya xilligan u beecineysaa xirmooyin shidaal?
(May 13, 2020)
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqdey inay bisha August ee sanadkan iibgeynayso 7 xirmo shidaal oo hore loo sii sahmiyey oo ku yaalla afar maamul goboleed ee Jubaland, Koonfur Galbeed, HirSha
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Gurmadkii Fatahaadaha Qardho ,Coronavirus iyo Amniga
(May 9, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus. Madaxweynuhu wuxuu bogaadiyey howlgalkii Ciidamada amnigu ma
Ciidanka PSF oo howlgal ka fuliyey magaalada Boosaaso
(May 9, 2020)
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay saaka (May 09, 2020) ka fuliyeen gudaha magaalada Bosaso hawlgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxaha cadowga ah,hawlgalkaas oo ay ciidanka PSF kaga hortagayeen qarax

« Previous PageNext Page »