Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo la kulmay dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya
(December 12, 2022)
Riyad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdi Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Maxamed Yuusuf Guure (Soodaani)
(December 12, 2022)
Garoowe: 11 December 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tacsi u diray Marxuum Maxamed Yuusuf Guure (Soodaani) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweyne JFS iyo dhiggiisa Jabuuti oo ka wada hadlay horumarinta iskaashiga laba dal.
(December 7, 2022)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaa Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay shirweynaha Arrimaha Diinta ee Puntland.[Video]
(December 7, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha Arrimaha diinta ee Puntland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo D Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay 2 xubnood oo ka tirsan Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka.
(December 6, 2022)
Garoowe: 06 December 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR. 81, 06-da December 2022, Kuna saabsan magacaabid labo xubno ka tirsan Gudd Raโiisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika.[Masawiro]
(December 6, 2022)
Muqdisho:-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Moham Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo dagaalka ciidanka dowladdu kula jiraan Al-shabaab.[Video]
(December 6, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay kula jirnaa ururka Al-shabaab. A/cawaal ๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ข๐ผ ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ถ๐ถ๐๐ฎ ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐ก๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐.
(December 4, 2022)
Raโiisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway Anne Beathe Tvinnereim. Kulanka Raโ Madaxweynaha dowladda Puntland oo kulan la qaatay masuuliyiinta dowladda Norway u qaabilsan Arrimaha Somalia.[Video]
(December 1, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa habka foggaan araga ee โZoomโ-ka kulan Kula qaatay Masuuliyiinta Dowladda Norway u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|