Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Laascaanood.
(February 7, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in deg
DFS oo Warmurtiyeed ku cadeysay mowqifka dagaalka ka socda Laascaanood
(February 7, 2023)
Muqdisho:-Shir Jaraa’id mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo uu jeedinayo wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisi